(Sawirro) Raisal Wasaaraha Magacaaban oo kulan la tashi ah la qaatay Madaxweynihii hore

Raisal Wasaaraha magacaaban ee Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa ku booqday Madaxweynihi hore ee dalka  Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed. Xamsa iyo Shariif oo kulankooda ay ku wehliyeen Xildhibaano iyo siyaasiyiin kale ayaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka iyo dhismaha xukuumada cusub marka golaha shacabku ansixiyo RW cusub. Raisal Wasaaraha aan weli … Continue reading (Sawirro) Raisal Wasaaraha Magacaaban oo kulan la tashi ah la qaatay Madaxweynihii hore